Qiimaha xoolaha oo sara u kac laga dareemaayo Suuqyadda Baladweyne.

0
7

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Suuqyada lagu iibiyo xoolaha ee magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiran ayaa laga dareemayaa sara u kac balaaran oo ku yimid qiimaha la iibiyo Xoolaha.
Qaar ka mid ah dadka xoolaha kee sada Suuqyadda Baladweyne ayaa ka hadla sara u kaca ku yimid qiimaha Xoolaha Suuqyadda magalada Baladweyne ee gobalka Hiiraan.

Warkaan waxaa soo jeedinaysa:  Sacdia Abdulqaadir Yusuf.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here