Ganacsatada Galmudug oo loogu baaqay maalgashiga Kalluumaysiga

0
27

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Abdirashid Mohamed Abdi agaasimaha guud ee wasaaradda wasaaradda kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Galmudug oo waraysi siiyay Radio Daar-dheer ayaa waxaa uu ganacsatada reer Galmudug ugu baaqay inay maalgashi ku sameeyaan kalluumaysiga.

Waxaa uu sheegay kalluumaysiga ay ku jirto Fursad ganacsi oo ay ka faa’iidi karaan ganacsatada iyo bulshada reer Galmudug.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here