Shir lagu heshiisiinayay beelo walaalo ah oo lagu qabtay Deg Qoryooley Sh/hoose

0
6

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-DEgmada Qoryooley ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa lagu qabtay shir dib u heshiisiin ah oo ay ku heshiinayeen beelo walaalo ah oo dagaal ku dhexmaray Degmada Qoryooley.

Odayaasha dadka degaanka oo kulankan yeeshay ayaa ka heshiiyay dhibaatooyinkii dhacay iyaga oo laamaha amniga faray in qodobada shirka kaoso baxay ay fuliyaan.

Warkaan waxaa soo jeedineysa: Hamdi Diriye Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here