Kulan looga hadlayey arrimaha Cadaaladda oo lagu qabtay Kismaayo

0
6

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasaraadda cadaaladda dowladda Jubbaland ayaa magalada kismaayo ee xarunta gobalka jubbada hoose ku qabatay Kulan looga hadlayey arrimaha Caddaalada waxana kulanka qeeb ka aha qeybaha kala duwan ee bulshada, Masuulka ka socday wasaradda Caddaalada Jubbaland iyo marti sharaf kale . Kulanka ayaa diiradda lagu saraya sidi sara loogu qaadi laha arrimaha Caddaalada bulshada dhexdeeda deegaanadda Jubbaland.

Warkaan waxaa soo jeedineysa: Sacdia Abdulqaadir Yusuf

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here