Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasiirka wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Galmudug Mohamed Hashi Dhoore ayaa kormeeray goobo waxbarsho oo laga hirgeliyay deegaano hoosta taga degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud
Waxaana deeganaas ka mid ah Tuulada Negaadiweyn oo dhacda 35 km dhinaca koofureed ee Degmada Guriceelhalkaas oo Dowladda Galmudug mashruuca Barwaaqo uu ka hirgeliyay mashruuc horumarineed oo dadka deegaanka muhiim u ah si ay ugu adkeystaan abaaraha iyo biyo la’aanta.
Warkaan waxaa soo jeedineysa: Hamdi Diriye Ali.