Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa digniin culus u dirtay ganacsatada dalka keena khudradda laga keeno dalka dibadiisa
Wasiirka Wasaaradda Beeraha, Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Mareeye), ayaa sheegay in tallaabo laga qaadi doono ganacsatada soo dhoofiya khudradda si aan loo wiiqin dadaallada beeraleyda Soomaaliyeed ee ku tiirsan wax-soo-saarka gudaha.
Warkaan waxaa soo jeedineya: Ahmed Mohamed Jama.