Bulshada deeganka Dhoobe ee gobalka Hiiraan oo codsaday in ceelbiyood loo hirgaliyo.

0
6

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Qoysaska ku nool deegaanka dhoobe oo ka mid ah deeganadda hoos yimaada magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa wajahaya xaalado biyo yari iyagoo hadda isticmaala biyo ay ka keenaan meelo fog fog .Qoysaskaan oo ah kuwo iskugu jura xoolo dhaqto iyo beeraleey ayaa u baahan ceel biyood dadka iyo duunyadda ugu diirsadan.

Warkaan waxaa soo jeedineya:Sacdia Abdulqadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here