Deegaanka Bajeela ee Gobolka Mudug oo ay ka jirto xalad caafimaad caafimaad yari.

0
9

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Bulshada iyo Maamulka Deegaanka Bajeela ee Gobolka Mudug ayaa walaac ka muujiyey adeegyada caafimaad yari oo ka jira deegaankan bajeela ee gobalka Mudug.
Qaar ka mid ah bulshada deeganka ayaa la hadla xaladda caafimaad ee ka jirta deeganka sido kole wax ay wasaradda caafimaadka galmudug ugu baaqay inay adeegyo caafimaad la garsiiyo si looga baqasado xalad caafimaad darro.

Warkaan waxaa soo jeedineya:Sacdia Abdulqadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here