Tababar ku Saabsan dhulbixinta oo lagu qabtay Kismaayo

0
33

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Howlaha guud iyo dib u dhiska Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka jubbada hoose ayaa tababar aqoon kororsi ah ugu qabatay qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda, Kuwa dowlada Hoose iyo xubno ka socday Hay,adda dhulka Jubbaland. Kulanka ayaa diiradda lagu saraya sidii loo hormarinta laha dhulbixinta Deegaanadda maamulka Jubbaland.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here