Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Qaar kamid ah aqoonyahada ku nool magaalada Dhuusamareeb ayaa dhalinyarada kale Magaalada ugu baaqay inay ka shiraan hormarinta Degmada iyi xoojinta nidaamka dowladnimo si loo helo bulsho iyo deegaan hormarsan.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya-Bashir Mohamed Salad.