Dab qasaaro hantiyeed gaystay oo ka kacay suuqa Bakaaraha Muqdisho

0
35

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Dabkaan oo gaystay qasaaro hantiyeed oo isugu jira goobo ganacsi iyo dhismayaal ayaa ka kacay gudaha suuqa daawada ee suuqa Bakaaraha magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka.

Dabdamiska dowladda hoose ee degmada xamar, kan shirkadda Hormuud iyo ciidamada Ammaanka ayaa isugu yimid Gurmadka lagu deminayay dabka.

Warkaan waxaa soo jeedinaySa:Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here