Maamulka degmada Cadaado oo kulan la yeeshay masuulin ka tirsan Galmudug

0
30

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Maamulka degmada Cadaado oo uu hogaaminayo gudoomiyaha degmada Faarax Diiriye Warsame ayaa kulan is xogwareysi ah sidookale qado sharaf loogu sameeyay deegaan dalxiiseedka Cadaado yar-yar ee duleedka degmada xoghayayaasha degmooyinka Galmudug oo tababar aqoon kororsi ah u jooga Cadaado.

Kulanka qado sharafta ah waxaa ka soo qeyb galay wasiiru dowlaha wasaaradda arimaha gudaha dowladda Galmudug, agaasimaha wasaaradda, wasiir ku xigeenka wasaaradda beeraha Galmudug, wasiirka diinta iyo awqaafta dowladda Galmudug, xoghayayaasha degmooyinka Galmudug iyo masuuliyiin kale.

Warkaan waxaa soo jeedinaya: .Hamdi Dirie

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here