Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee Galmudug ayaa tababar kor loogu qaadayo xirfadda shaqaalaha isbitaalka degmada Ceeldheer ee gobalka galgaduud u qabatay, si loo dardar geliyo talaalka ka hortagga oof-wareenka iyo jadeecada.
Waxa tababarka qeeb ka aha maamulka degmada Ceeldheer, bahda caafimaadka degmada iyo qaar ka mid ah bulshada degmada Ceeldheer ee gobalka galgaduud.
Warkaan waxaa soo jeedinaySa: Sacdia Abdulqaadir Yusuf