Xarunta kaydka iyo farsamaynta daaqa xoolaha oo laga dahfuray dhuusamreeb

0
48

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiir kuxigeenka Xannaanada Xoolaha XFS iyo Wasiirka wasaradda Xannaanada Xoolaha Galmudug ayaa magaalada Dhuusamareeb ee casimada galmudug ka furey xarunta cusub ee kaydinta iyo farsamaynta daaqa xoolaha deeganadda galmudug.Waxana munaasabadda dahfurka xanunta goob joog aha
Maamulka magalada Dhuusamareeb, masuuliyiin ka socday wasaraddaha Xanaanadda xoolaha Dowladda Federerka Somali iyo maamulka galmudug iyo marti sharaf kale.

Warkaan waxaa soo jeedinaysa: Sacdia Abdulqaadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here