Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Jaamacada Palasma faraceeda Kismayo ayaa Magaalada Kismaayo ku soo gabagabeeyay tartanka kubadda cagta ee lagu maamuusaye sanad-guurada 20-aad ee Jaamacadda Plasma.
Kulankan kubadda cagta ayaa ah mid sandkiiba mar la qabto.
Hamdi Dirie Ali ayaa soo jeedinaysa.