Ololaha Talaalka Oofwareenka Oo Laga Dah-furey Degmada Xudur

0
4

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Goboladdda dalka ayaa waxaa intiisa badan laga Dah-furey Ololaha Talaalka Cudurada Jadeecada Oofwareenka iyo Shubanka oo ah Cuduro dilaa ah islamarkaana dhibaata ku hayo Bulshada Soomaaliyeed maadaama dalku aad u yartahay helitaanka Adeegyada Caafimaadka

Degmada Xudur ayaa waxay kamid noqotey Degmooyinka laga dahfurey Ololaha Cudurada Jadeecada Oofwareenka iyo Shubanka si Carruurta halkaasi.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdio Abdulkadir Yusuf

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here