Maamulka degamada Cadaado oo agabka biyaha lagu kaysado gaarsiisay qoyas xoola dhaqato ah

0
107

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Maamulka degamada Cadaado ayaa in ka badan 70 qoys oo xoolo dhaqato ah gaarsiisay agabka biyaha lagu kaysado
Munaasabadda wxaaa goob joog ahaa masuulin ka socda Wasaaradda xanaanada xoolaha Galmudug iyo Hay’adda FOA oo agabkan ka caawiayay dad rer miyiga ah

Warkaan waxaa soo jeedinaysa: Hamdi Dirie

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here