Beelo walaalo ah oo ku heshiiyeyey degmada Caabudwaaq

0
58

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Beelo walaalo ah ayaa ku heshiiyey degmada Caabudwaaq ee waqooyiga gobalka galgaduud , iyagoo ka gudbay khilaaf iyo isfahan la’aan hore u dhex maray. Heshiiska ayaa waxaa ka qeyb galay odayaasha dhaqanka, culimada, maamulka degmada iyo qeybaha bulshada, waxaana lagu soo afjaray mad madowgii jiray, si loo xaqiijiyo nabad iyo wada noolaansho waarta ee bulshada.

Warkaan waxaa soo jeedinaysa: Sacdiya Abdulkaadir yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here