Maamulka degmada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad-goboleedka Galmudug ayaa si rasmi ah dhul ugu wareejiyey masuuliyiin ka tirsan Wasaaradaha Dowladda Galmudug, si
loogu fuliyo mashaariic horumarineed iyo dhismooyin rasmi ah loogu sameeyo dadka barakacayasha ah.
Warkan waxaa faah faahinaysa: Sacdio Abdulkadir Yusuf