Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Deegaanka Gobolka Daad-madheedh ee Somaliland ayaa deegaano kamid ah Gobolkaaas ka fulisay hawl-gallo lagula dagaalamayo dhuxusha .
Intii uu socday hoolgalkan ayaa lagu soo qabtay dad ku hoolana shidista dhuxusha.
Warkaan waxaa soo jeedinaya: Abdifitah Mohamed