Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Munaasabaddan lagu daah furayay xarunta Suldaan Trading Company oo iibisa Olyada iyo burta culus ayaa lagu qabtay magaalada Gaalkacyo waxaana munaasabadda ka qaybgalay masuuliyiin ka tirsan maamulka degmada.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Ahmed Mohamed Jama