Xarunta gargaarka Banii’adanimada ee Boqor Salmaan oo gargaar qeybin kawada magaalada Baydhabo

0
30

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Xarunta Gargaarka iyo Howlaha Bani’aadantinimo ee Boqor Salmaan ayaa maalintii labaad si rasmi ah u wada qeybinta gargaar bini’aadantinimo oo ay ka fulinayso magaalada Baydhabo, ee xarunta KMG ah ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Gargaarkan oo qayb ka ah dadaallada lagu taageerayo dadka nugul iyo kuwa ay saameeyeen duruufaha abaaraha iyo colaadaha, ayaa waxaa ka faa’iideysanaya boqolaal qoys oo danyar ah, gaar ahaan kuwa barakacayaasha ah ee ku sugan xeryaha gudaha magaaladaas.

Warkan waxaa faah faahinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here