Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Kulankan ayaa ahaa mid lagu dhiirrigeliyo ardayda ka baxaya dugsiyada sare ee degmada Caabudwaaq
Waxaana ka qeybagalay arday ka soctay dugsiyada kala duwan degmada iyo maamulka jamacadda.
Warkan waxaa soo jeedineysa: Hamdi Diriye Ali