Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Maamulka iyo ardayda Dugsiga Ileys ayaa adeegyo caafimaad oo isugu jiray daaweyn iyo baaritaano gaarsiiyey Kaamka Laas Qurun, oo ku yaalla duleedka waqooyi ee magaalada Baladweyne.
Adeegyadan caafimaad waxaa ka faa’iideystay qoysas danyar ah oo isugu jiray haween, carruur iyo odayaal.
Sacdio Abdulkadir Yusuf ayaa soo jeedineysa.