Tababar ku Saabsan hormarinta Ganacsiga oo lagu qabtay baydhabo

0
76

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Tababarkan oo ku saabsanaa Hormarinta iyo Kobcinta Ganacsatada Yar Yar ee Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ay si wadajir ah usoo qaban qaabiyeen Wasaaradaha kala ah Ganacsiga, Qorshaynta iyo Haweenka ee Koonfur Galeed.

Waxaa Tababarkan oo Ujeedadiisu aheyd sidii loogu Dhiiragelin lahaa Ganacsatad,
Furitaanka tababarka Goobjoog ahaa Agaasimaha Guud Madaxtooyadda Koonfur Galbeed iyo Agaasimiyaasha Wasaaradaha Qorsheeyta iyo Ganacsiga koofur galbeed Somali.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdio Abdukadir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here