Saldhiga Booliiska degmada Ceeldheer oo xarigga laga jaray.

0
77

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Waxaa si rasmi ah xarigga looga jaray saldhigga cusub ee booliiska degmada Ceeldheer, kaddib markii dib-u-dhis iyo qalabeyn casri ah lagu sameeyay.

Dhismahan oo muddo socday ayaa waxaa iska kaashaday dowladda Galmudug iyo bulshada deegaanka, kuwaas oo door weyn ka qaatay hirgelinta mashruuca.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdifitah Mohamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here