Deeq lacageed oo lagu wareejiyay maamulka isbitalka guud ee magaalada Gaalkacyo

0
65

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Musharrax Madaxweynaha Galmudug, Liibaan Axmed Xasan, ayaa deeq lacageed oo dhan 25kun ku wareejiyay maamulka isbitalka guud ee magaalada Gaalkacyo si loogu dhameys tiro adeegyada caafimaad Isbitaalka.

Isbitaalka guud ee magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa ka jiray baahiyo loo qabay dhameystirka adeegyada cafimaad sida raajada iyo qeybta hooyada iyo dhalka.

Warkaan waxaa soo jeedinaya Hamdi Dirie

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here