Barnaamij Gaar ah oo ku saabsan Maalinta Caalamiga ah ee Ka-hortagga Tubaakada 31-ka May.

0
51
Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Dhammaan akhristayaasha iyo Dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa barnaamij gaar ah oo ku saabsan xuska Maalinta Caalamiga ah ee Ka-hortagga Tubaakada 31-ka May, 2025.
Barnaamijkan waxaa soo jeedinaya: Abdifitax Mohamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here