Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Dhallinyaradan oo ku nool magaalada Baladweyne ayaa abuurtay fursad ganacsi iyagoo magaalada ku iibiya dharka nuucyadiisa kala duwan.
Magaalooyinka Boosaaso iyo Muqdisho ayeey inta badan ka keensadaan dharka waxaana aay sii saartaan lacago dheeri ah si aay uga helaan nolol maalmeed ku filan .
Warkaan waxaa soo jeedinaya:Abdifitah Mohamed Ahmed