Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Madaxda ugu saraysa Dowlad goboleedka Galmudug oo bulshada la wadaagaya Farxadda munaasabad ciidul Adxa ayaa farriimo ay ugu hambalyaynayaan bulshada Soomaaliyeed, Galmudug iyo guud ahaan muslimiinta.
Madaxweynaha Dowladda Galmudug iyo guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa qoraallo ay kudaabaceen baraha bulshada waxaa ugu hambalyeeyeen umadda muslimka ah munaasabadda Ciida.
Warkaan waxaa soo jeedinaya:Abdidahir Garad Ali