Xildhibaan Xiris Aadan, oo ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya (BFS), ayaa ugu deeqay 7-neef oo geel ah Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) iyo mujaahidiinta deegaanka ee ku sugan magaalada Xarardheere. Deeqdan ayaa ujeedadeedu tahay dhiirrigelinta iyo garab istaagga si ay ugu ciidaan maalmaha farxada ciidul adxa awaygeed
Warkaan waxaa soo jeedinaya:Liban Mohamed Abdi