Ururadda bulshada rayadka ah ee galmudug oo loogu baaqay ilaalinta Xaquuqda Aadanaha

0
16

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Ururrada bulshada rayidka ee ka howl gala deegaanada dowlad-goboleedka Galmudug ayaa loogu baaqay inay kaalin mug leh ka qaataan ilaalinta, kor u qaadista, iyo difaaca xuquuqda aadanaha. Ahmed Cabdullahi Galgadiid guddoomiyaha uruurka gargaar iyo Abdiyarre Mohamed Ciise oo ah guddoomiyaha uruurka damqasho oo labaduba ka qeebgalaya barnaamijka dooda todobaadka ee radio Daar dheer ayaa ururadda bulshada rayadka ah ugu baaqay ilaalinta Xaquuqda Aadanaha iyo xakameyta ka dhanka xadgudyadda.

Warkan waxaa soo jeedianysa: Sacdio Abdulkadir Yusuf

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here