Xaafadda Howlwadaag ee magaalada Gaalkacyo Galmudug oo laga furay xarun caafimaad

0
13

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Maamulka xaafada howlwadaag Gaalkacyo galmudug ayaa furay howlwadaag Health Center taasoo muddo xirnayd Xaruntaan oo muhiim u ahayd dadka degan xaafada howlwadaag iyo xaafadaha kuteedsan ayuu mamaulku sheegay inay shaqadeeda dardar galin doonaan

Gudoomiyaha xaafada howlwadaag mahad xasan warsame ayaa oga mahad celiyey Duqa degmada Gaalkacyo wasradda caafimaadka galmudug iyo Ha,yadda (Alight) Gudoomiyaha xaafada mahad xasan ayaa ugu baqaay bulshada inay ilaashadaan xarumaha muhiimka ee danta guud.

Liibaan Mohamed Abdi ayaa warkan faah faahinaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here