Bulshada deegaanka Xin-barwaaqo ee gobolka Mudug oo wajahaya caqabado dhanka nolosha ah.

0
14

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Bulshada ku nool deegaanka Xin-barwaaqo oo hoos tagta degmada Hobyo ee Gobolka Mudug ayaa sheegay inay haystaan caqabado ay kamid yihiin Bacaadka oo duugay guryaha iyo ceelasha, inuusan deegaanku lahayn adeeg caafimaad iyo biyo la’aan ka jirta deegaanka.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here