Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa soo gaaray Degmada Cadaado isagoo ku sugnaan doona maalmaha soo socda,
Socdaalka Madaxweynaha uu tagay Cadaado ayaa qeyb ka ah safaro uu ku marayay degmooyin ka tirsan gobolka Galgaduud.
Warkaan waxaa soo jeedinaysa: HAMDI DIRIE