Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Maayarka degmada Cee-lafwayn ayaa xariga ka jaray maktadabada dadwaynaha Ceel-afwayn oo markii ugu horeeysay laga hirgiliyay ceel afweyn islamarkaana si iskaa wax u qabso ah ay ku dhiseen kuna qalabeeyeen dhaliyaro u dhalatay ceel afwen.
munaasabada jarig jarka ayaa waxaa ka qeyb galay maamulka degmada xildhibaanada golaha deegaanka aqoon yahano iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay.
Warkaan waxaa soo jeedinaya:Abdifitah Mohmaed Axmed