DFS oo ka warbixisay xalada xujeyda soomaliyeed iyo adegyada loo qabtay…Abdifitah Mohamed

0
56

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Dr. Khadar Xaaji Daahir, Madaxa Xafiiska Adeega Xajka ee Soomaaliya ee dalka Sacuudiga, ayaa ka warbixiyey xaaladda guud ee xujayda Soomaaliyeed ee sanadkan 1446H/2025. Wuxuu sheegay in inta badan xujeydu ay si nabad ah ku gudanayaan waajibaadkooda xajka, iyadoo la dardargeliyey adeegyada ay helayaan, sida hoyga, gaadiidka, cunnada iyo adeegyada caafimaadka.

Dr. Khadar wuxuu sheegay in xafiisku uu si dhow ula shaqeynayo dowladda Sacuudiga iyo shirkadaha adeeg bixinta si loo hubiyo in xujeyda Soomaaliyeed ay helaan adeeg tayo leh oo waafaqsan shuruudaha iyo nidaamka xajka

Warkaan waxaa soo jeedinaya:Abdifitah Mohmaed Axmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here