Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Shacabka Deegaanka Ceeldibir ee Gobalka Mudug oo warbaahinta la hadlay ayaa bogaadiyay adeegyo lagu hormarinayo baahiyaha aas aasiga ah ee deegaanka ka jira iyo Waxqabadka Maamulka Dagmada oo uu Bulshada Usoo Bandhigay Gudoomiye ku xigeenka Deegaanka Ceeldibir.
Warkan waxaa faah faahinaysa: Hamdi Dirie Ali