Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Agab sports oo kala duwan ayaa lagu wareejiyey maayerka Magaalada Baledweyne taasi oo loogu talagey in loo qeybiyo 12 kooxood oo ka qeybgali doono Tartan Ciyaareed dhawaan ka bilaaban doono baladweyne
waxaa soo jeedineya : Abdidahir Garad