Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda beeraha iyo waraabka xfs ayaa muf ayaa furay Shirka Hirgelinta Siyaasadda Dib-u-habaynta iyo Wacyigelinta Iskaashatooyinka Beeraha, kaas oo ah fursad muhiim u ah oo lagu xoojinaayo wax-soosaarka beeraha oo kor loogu qaadaayo dhaqaalaha dalka.
Waxaana ka qeybgalay wasiirka Wasaaradda Beeraha maamul goboleedyada dalka, iskaashato beeralayda iyo daneeyasha kale ee beeraha.
Warkan waxaa soo jeedineysa:Hamdi Diriye Ali.