Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa daahfuray gogosha Wadatashiga Qaran, isagoo umadda ugu baaqay in la adkeeyo midnimada iyo wadajirka.
Wuxuu ku booriyay shacabka Soomaaliyeed in laga fogaado wax kasta oo kala qeybinaya bulshada, lana wada shaqeeyo si loo gaaro horumar iyo xasillooni.
Warkaan waxaa soo jeedinaya: Abdullahi Abdulkadir Nor