Wasiirka Beeraha XFS oo Daahfuray Sheybaarka Sumaha Beeraha.

0
36

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Wasaaradda Beeraha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u daahfuray sheybaar casri ah oo lagu baari doono sumaha (chemical residues) ku jira wax-soo-saarka beeraha.

Shaybaarkan, oo ay hirgelisay hay’adda SARIS, ayaa lagu tilmaamay mid muhiim u ah kor u qaadista tayada wax-soo-saarka iyo badbaadinta caafimaadka bulshada.

Warkaan waxaa soo jeedinaya: Abdifitah Mohamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here