Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Guddoomiyaha degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo ayaa daah furay mashaariic lagu horumarinayo magaladaasi. Waxaa kamid ah mashaariicdan waxaa qayb kah mashruuc dab damisyo loogu iibinayo Beledxaawo, Dhismaha garoonka kubadda cagta iyo sidoo kale garoonka diyaaradaha Beledxaawo.
Warkan waxaa faah faahinaya: Ahmed Mohamed Jama