Imtixaanka shahaadiga ah ee Fasalka 8aad oo maanta ka billaabanaya deegaannada Galmudug.

0
34

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee dugsiyada dhexe ayaa maanta si rasmi ah uga billaabmay guud ahaan deegaannada maamulka Galmudug. Imtixaankan oo muhiim u ah ardayda dhammeystiraysa heerka dugsiga dhexe ayaa lagu wadaa inuu socdo maalmo xiriir ah, waxaana uu fure u yahay u gudbista fasallada sare.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here