Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Culimada degmada Caabudwaaq ayaa Ummadda Muslimiinta ah ee jecel kheyrka ugu baaqay in ay ka qeyb qaataan Madarasada lagu barto Kalaamka Alle ee Cusmaan Binu Cafaan ee xaafadda Ubax ee magaalada Caabudwaaq.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Liban Mohamed Abdi