Guddiga Doorashooyinka Qaran oo Dhuusamareeb ka furay tababarka Shaqaalaha diiwaangelinta dadweynaha

0
6

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka (GMDDQ) ayaa maanta si rasmi ah u furay tababar loo qabtay shaqaalaha ku-meel-gaarka ah ee ka shaqeyn doona howlaha diiwaangelinta cod-bixiyeyaasha magaalada Dhuusamareeb.
Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka u qaabilsan howlaha Galmudug, Mudane Cabdullaahi Salaad Yarow, ayaa ka hadlay muhiimadda ay leedahay shaqada ay qabanayaan xubnahan cusub.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here