Degmada baladxaawo oo Laga dahfuray mashruuca Marwo Caafimaad.

0
36

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Caafimaadka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa si rasmi ah uga daah furtay degmada Baladxaawo barnaamijka Marwo Caafimaad oo ah barnaamij ujeedkiisu yahay xoojinta ka-qaybgalka haweenka ee adeegyada caafimaadka bulshada. Tababarkan oo socon doona muddo 45 maalmood ah ayaa lagu wado in uu kor u qaado xirfadaha haweenka deegaanka ee ku saabsan daryeelka caafimaadka aasaasiga ah.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdio Abdulkadir Yusuf.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here