Iskaashatada Gaadiidleyda Galmudug oo kormeeray dhismaha ka socda jidka xiriiriya Guriceel iyo Dhuusamareeb.

0
9

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Iskaashatada Gaadiidleyda Galmudug ayaa si weyn u taageertay mashruuca dhismaha wadada isku xirta magaalooyinka Guriceel iyo Dhuusamareeb,wadada ayaa muhiim u ah isku socodka dadweynaha iyo gaadiidka gobolada dalka.

Dhismaha waddadan oo si rasmi ah loo dhagax dhigay bishii May 2025, ayaa waxa hirgelintiisa hormuud u ah Maamulka Galmudug, iyadoo la kaashanayo bulshada deegaanka. Waddadan oo muddo dheer ahayd mid burbursan, ayaa hadda waxaa laga dareemayaa horumar muuqda oo dhanka dhismaha ah.

Warkaan waxaa soo jeedinaya:Liban Mohamed Abdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here