Wasiirka Arrimaha Gudaha, Galmudug oo Caabudwaaq ku soo xiray tababar lagu baranayay ilaalinta deegaanka.

0
12

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiinta dowlad-goboleedka Galmudug ayaa si rasmi ah magaalada Caabudwaaq ugu soo xiray tababar muhiim ah oo lagu baranayay kor u qaadidda ka-qaybgalka dhalinyarada iyo wacyigelinta ilaalinta deegaanka.
Tababarkan ayaa socday muddo maalmo ah, waxaana ka faa’iideystay dhalinyaro kala duwan iyadoo diiradda lagu saaray doorka dhalinyarada ee ilalinta deganka.

Warkaan waxaa soo jeedinaya:Abdifitah Mohamed Ahmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here