Suuq Casri ah oo laga furay Magaalada Muqdisho

0
8

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Magaalada Mudisho ayaa waxaa laga daah furay Godol Market oo ah Suuqa Casriga ah kaasi oo ay ku idil yihiin dhamaan adeegyada Muhiimka u ah Bulshada ku nool Gobalka Banaadir.

Munaasabada Xadhig jarka Suuqan ayaa waxaa ka soo qeyb galay Masuuliyiin ka socotay Dowlada Federaalka Soomaaliya, Maamulka Gobalka Banaadir, Ganacsato, Culimaa’udiin, Hogaanka Rugta Ganasiga iyo Bulshada Qeybaheeda kala duwan.

Ahmed Mohamed Jama ayaa warkan soo jeedinaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here